Daawo:Nabadoon Lagu Caleemo Saaray Caabudwaaq

Waxaa magaalada Caabudwaaq lagu caleemasaarey nabadoon kamid naqon doona namadoonada Soomaliyeed gaar ahaan kuwa Caabudwaaq oo layiraahda Nabadoon Cali faarax diiriye Jaamac (Kir kir) waxaa xafladaa kaqayb galay Ugaas Barre Taakooy iyo oday dhaqameedyada Galgaduud iyo qaybaha bulshada  waxaa loogu baaqaey Nabadoon Cali inuu noqdo kii dadkiisa si wanagsan ugu shaqeeya iasguna waxauu balan qaaday inuu si hagar la’aan ah ugu shaqeyn doono Dadkiisa.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.