Daawo:Xasan Shiiq Cidii wax kasheegta Ciidanka waa Al-shabab

Madaxwaynaha Dawlada federaalka Somaliya Xasan Shiiq ayaa yiri cidii dacaayad kasameysa ciidamada soomaliya waxaan u aqoosanaynaa Al-Shabaab .Xasan shiiq ayaa yiri siyaabo kala duwan aay u dacaayadeeyaan ciidamada dadkaasu waa al-shabab gargaaare. dhinaca kalana Xasan shiiq ayaa sheegay dawladana waa in aan la mucaaradin.

Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.