Daawo:Biyo la ‘aan Xoogan oo ka jirta Baladwayne

Biyo la’aan xoogan ayaa kajirta xaafada qaarkood ee Beledweyne waxaana usabab ah wabiga Shabeelle oo biyo yareeyey biyihii dha dhankoodii oo noqday qarar sida ay sheegayaan dadka biyaha kacaba wabiga Shabelle ayaa sheegay inay ubaahan yihiin biyo nadiif ah. cabitaanka biyaha dhanaan ay dadku ku jiranayaan. dhalinyarada ayaa hada fursad u helay inay kuciyaaraan wabiga madaama biyihii gureen.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.