Daawo:Madaxwayanaha Jabuuti oo Furay Internetka Fiber Optic Bada Hoos Mara

Madaxwaynaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar geele ayaa xariga ka jiray Internetka cable bada hoos mara kasoo kor uqaadaya istcimaalka internetka iyo xawaarihiisa. furitaanka cableka bada hoos mara waxaa madaxwaynaha ku waheliyey wasiiro iyo madaxda dawladiisa shacabka jabuuti ayaa aad uGu riyaaqay in Internetkii uu soo gaaray ayna baahi wayn uqabayn Fiber Optic oo ah internetka uGu xawaraaha dheer.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.