Daawo:Guddoomiyaha gobolka Gedo oo kulan la qaatay saraakiisha ciidamada degmada Luuq

Kulan lagu qabtay saldhiga Booliska degmada luuq oo qayb galay gudoomiyaha gobolka Gedo sakaarkiisha ciidamada,gudoomiyaha degmada Luuq,ujeedka kulankaan ayaa ahaa sidii ciidamadii xoreyn lahaa gobolka gedo loo aruurin lahaa lana fiirinaayey tayada ciidanka hada sugan degmada luuq. waxaa halkaa ka hadlay gudoomiyaha Luuq Bishaar C/kariim iyo gudoomiyaha gobolka Gedo Axmed buule Maxamed iyo qaybaha kala duwan ee maamulka Gobolka Gedo.
Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.