Daawo=Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Magaalada Dhuusamareeb

Dagaal aad u xoog badan abaa halay habeyn haberkii kaqarxay magaalo madaxda maamul goboleedka gobolada dhexe Dhuusamareeb kasoo geeystey qasaaro naf iyo dhaawac waxaa jira barakac wayn oo kajira degmada Dhuusamareeb tirada dhimashada ayaa kabadan 20 qof intaa inay kasii korordhana waa laga yaabaa. dadkii magalaada dhuusamareeb ayaa iska qaxay magalada iyadoo jirto qasaaro soo gaarey shacabka.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.