Daawo:Xafladii Siyaad Barre general hospital

Xaflad aad  uqurxoon oo xalay kadhacday london ayaa waxaa kasoo qaygalay qaybaha kala duwan ee bulshada sida dhaqaatirka,Aqoonyahanda,Culimada,Haweenka,Fananiinta,bahda Sportiga iyo qaybaha kala duwan.xafladaan waxaa kahadlay Asiili Xaashi axmed, ururka Gedo relief,Dr Maxaaeey oo kamid dadka shacabka soomaliyeed caawiya Gudoomiyaha Jaaliya Galgaduud iyo Jubbaland Aadan Cabdulaahi iyo Deeqa Maxamed Siyaad Barre iyo Wasiirka Caafimaadka Dawlada Federaalka Dr Xaawo Xasan Maxamed  iyadoo jooga Itoobiya  waxaa kaloo meesha kahadlay qabaha kala duwan ee bulshada koohdii qayladhaana iyo Gaadaco meesha kama maqna waxaa xafladaa dhaqaale laga aruurshey dhan 85200 oo lacagta ingriiska ah  ugu dambaytii waxaa la gudoosiiyey dadkii xaflada soo qaban qaabiyey iyo kuwii wax ka gestayba shahaado sharaf oo ay gudoonsiiyey deeqa maxamed siyaad iyo Asiili Xaashi Dhabacadeeye ugu dambaynyii waxaa iyakuna umahad celiyey dadkii kasoo qayb galay xaflada gudiga qaban qaabada.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.