Isbitaalka Jalle Siyaad oo la Furay.

Magaalada G, Harey Waxaa Laga Furay Xaflada Furitaanka Isbitaalka Jalle Siyaad oo Mudonyinkii Danbe Halkaasi Laga Waday Dhismihisa, Qaar Ka Mid ah Bulshada Rayidka ah Maamulka Magaalada iyo Xubno Kale  ayaa Ka Qeyb Galay Xaflada Furitaanka .

Waxaa Logu Gar Gaari Rabaa Adegyada Isbitaalka uu Bixinayo bulshada Rayidka ah ee Ku Nool G. gedo.

Madaamo Usan Jirin Isbitaal La Heer ah oo Ka Furan G, gedo Iyado La ogson Yahay in Dadka Gobalka Ku Nool ay u Bahan Yihin Gurmad Cafimaad.

Qaar Ka Mid ah Jaliyada G, gedo Ka Soo Jedo iyo Masulin Magac Sare leh ayaa Ka Qeyb Galay Dadaalki Lagu Jiray In G, Harey Laga Hir Galiyo Cisbitaal Heer Kaas oo Kala ah .

Inkasto ay Jiraan Adegyo Wali Ka Dhiman Isbitaalka hadan Waxa lagu Rajo Weyn Yahay in Sida ugu Dhaqsiyaha Badan Lo furo si wax loga qabto Xaalada Dhica Cafimaadk ah ee Ka hirto G, gedo

Dad Badan oo Ku nool Dalka Dibadisa iyo Gudihisa ayaa Soo Dhaweyay Furitaanka Isbitaalka iyago shegay in Wax Badan uu Ka Qaban Doono Dhibaatoyin Cafimaad Daro oo Ka Tagan Gobalka .

Shaqada Isbitaalka Ayaa Lagu Wada In Dhawaan Ay si Habsami u Socod ah Ay u Bilaabato Iyado ay Bilabayaan Dhaqtiir Heer Calami ah oo Wax Badan Ka Qaban Doono Dib U dhac Cafimaadka e Ka jiro Goblka .

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.