Daawo:Xasan Shiiq oo Gaarey Germalka

Madaxwaynaha dawlada federalka somaaliya Xasan Shiiq ayaa gaarey Munich Germany madaxwyaha ayaa ka qayb galaya shir looga hadlaya arimaha amaanka oo ay isugu imaanayaa dalal kala duwan oo aduunka somaliyana waxay kamid tahay wadamada amaankoodu aad u liito un abahan in laga caawiyo xaga ciidamada abniga, iyadoo jirto in dawlada soomaliyeed ka gaabisey wax kaqabashada abniga dalka soomaliyeed mar badana lagu eedeeyo in ay dawladu soomaliyeed leexsatey dhaqaalihii loogu talagalay horumarinta amniga.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.