Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2016

DAAWO MAAMULKA KISMAAYO OO SAMEEYEY CIIDAN NABADSUG AH OO BEESHA AXMED MADOOBE KASOO WADA JEEDA

27th January 2016 admin 0

Maamulka kismaayo ayaa sameyey ciidan nabadsug ah oo shacabka Somaliyeed inay kamid noqdaan loo diiday, ciidankaan dhamaantood ayaa waxay kasoo jeeda hal beel sida ay […]

XOG: Xasan Sheekh oo ka qeybgalaayo Baroordiiq loo sameynaayo Ciidankii kenya ee Ceelcade lagu laayay.

27th January 2016 admin 0

Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maanta uu ka qeybgalo baroordiiq loo sameynayo askartii loogaga diley ciidamada Kenya saldhig ay ku lahaayeen […]

kenya

Kenyan troops pull out from El-Adde

26th January 2016 admin 0

  Kenyan forces have pulled out of a town in El-Ade Somalia where Islamic extremists killed Kenyan peacekeepers recently El-Ade, the town is “no man’s […]

Dhageyso: Dowlada Hala Baxdo Faraha Maamul Sameynta Hiraan iyo Sh, Dhexe

26th January 2016 admin 0

Xildhibaan Maxamud Maxamed Ibraahim Godir oo La Hadalay Warbaahinta Gedotimes ayaa Wax ugu Baaqay Dowlada Inay Faraha Kala Baxdo Maamul Sameynta Hiraan iyo Sh. Dhexe […]

Dhageyso: Ciidamada Kenya oo Ka Baxay Ceel Cade.

26th January 2016 admin 0

Ciimada Dalka Kenya ayaa Xalay Saq dhexe Waxa ay isag Baxeen Degaanka Ceel Cade ee Gedo oo ay Ku Sugmayeen Maalmihii Danbe Ciidamada ayaan Si […]

Dhageyso: War Deg Deg ah: Cabdi Xaji Goob doon oo Geriyoday

26th January 2016 admin 0

Waxaa Xalay Alaha u Naxaristee Magaalada MuqdishoWaxaa ku Geriyodau Rug Cadaa Saxafaede Cabdi Xaaji Goob doon Ka dib Xanuun Ka Dis ah oo Ku yimid […]

DAAWO XILDHIBAANO CUSUB LAGU DHAARIYEY MUQDISHU OO UU KAMID YAHAY ABWAAN CABDI SHIRE

25th January 2016 admin 0

Maanta waxaa aqalka barlaamanka soomaliyeed lagu dhaariyey xildhibaano cusub oo kamid yahay abwaan Cabdi Shire ahna hogaamiyahay kooxda qayla dhaan ayadoo lafilaayo xildhibaan Cabdi shire […]

Daawo xildhibaan Maxamud Cali Magan oo kahadlay dilka lagu hayo shacabka Gedo

25th January 2016 admin 0

Kulankii Mudanyaasha Barlmaanka Somaliy ay Ku yesheen Maglaada Muqdisho ayay Kaga Hadlen Arimo ay Ka mid yihin Duqeymaha Diyaaradaha Dalka Kenya ay Ka Wadaan Gobalka […]

Masulinta Gedo oo Kismaayo wali Xal Raadin u jiro

25th January 2016 admin 0

Gudoomiyaha G. gedo Ahmed Buule iyo Xubno Kale ayaa wax ay Kismaayo Kulamo Kula Qadanyan Masulin Ka Tirsan Jubland Safarka Masulinta Ayaa Qeyb wax uu […]

Dhageyso: Aniga Diyaar Ayaan U ahay Wixi Ka Soo Baxaa Shirka Madasha

25th January 2016 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Koon Fur Galbeed Shariif Xasan aya Wax uu Ka War bixiyay Rajada Laga Qabo Shirka Madasha wadatashiga ee Muqdisho Ka Furma iyo Aragtidiisa […]

Dhageyso:Haday Dowlada Xalin Weyso Hiraan iyo Sh. dhexe Maamul Ayaan sameyneynaa

25th January 2016 admin 0

Xildhibaan C,laahi  Maxamed Aadan Shaacir oo La Hadlay Warbaahinta Gedotimes.com Ayaa Wax uu Ka War Bixiyay Caqabada Heysato Maamul u Sameynta Hiraan iyo Sh, dhexe. […]

Dhageyso: Shirkii Madasha oo Laga Warbixiyay Kulankiisa

25th January 2016 admin 0

Waxaa Goor dhow Soo Gabo Gaboobay Wajigii Hore ee Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho Ka Furmay Galinkii Danbe ee Maanta Kulanka oo Aragtiyo ay […]

Dhageyso:Barlamaanka oo Qarar Ka Soo Saray Duqeynta Kenya

25th January 2016 admin 0

Kulankii Mudanyaasha Barlmaanka Somaliy ay Ku yesheen Maglaada Muqdisho ayay Kaga Hadlen Arimo ay Ka mid yihin Duqeymaha Diyaaradaha Dalka Kenya ay Ka Wadaan Gobalka […]

Madaxweynaha oo magacaabey Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad ee maamulka gobolka Banaadir

25th January 2016 admin 0

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saarey xeer uu ku magacaabayo Mudane Ismaaciil Macallin Cabdi Guure oo noqonaya Guddoomiye Ku Xigeenka […]

War Deg Deg Ah: Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo Hada Furmay

25th January 2016 admin 0

Wararka Goor dhow Naga Soo Gaarayo Madaxtoyada Somaliya Ayaa Shegayo inuu Ka Furmay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Kas oo Mudooyinkii Danbe Kulamadisa ay Ka Soconayen […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes