Dhageyso: Ciidamada Kenya oo Ka Baxay Ceel Cade.

Ciimada Dalka Kenya ayaa Xalay Saq dhexe Waxa ay isag Baxeen Degaanka Ceel Cade ee Gedo oo ay Ku Sugmayeen Maalmihii Danbe

Ciidamada ayaan Si Rasmi ah loo Shaacin Wax Yaabaha ay oga Baxeen Degaanka dadka Degaanka ayaa Wax ay Arkeen Saldhigii Cidamada oo Cidla ah .

Dadka ayaa La Hadalay Gedotimes.com  Waxaa ay Shegeen In Ciidamada ay u Adkeysan Wayeen Cidlada iyo Biyo la, aan Ka jirto Degaanka  Tasin ay Sahashay inay Guraan Ciidamada.

Ceel Cade ayaa Todobaayo Ka Hor Waxaa Ka Dhacay Werar Xogan oo al- shabab ay ku Qadeen Saldhig ay ku Lahayeen Degaankaasi.

Maalmihii Danbe ayaa Waxaa Dabo Socday Werarka Ka Dib Duqeymo Ay Wadaan Diyaardaha Dalka Kenya Kuwaa oom Xasuqc kuwaday Shacabka Degaanada  Ceel Cade Degaanada u dhow

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.