Dhageyso: War Deg Deg ah: Cabdi Xaji Goob doon oo Geriyoday

Waxaa Xalay Alaha u Naxaristee Magaalada MuqdishoWaxaa ku Geriyodau Rug Cadaa Saxafaede Cabdi Xaaji Goob doon Ka dib Xanuun Ka Dis ah oo Ku yimid .
Marxuunka ayaa Waxaa Maalmihii Danbe si Caadi ah ugu Xanunsanyay Muqdisho Goob Doon Ayaa Wax Lagu Xasuustaa Inuu La soo Shaqeyay Dowladihii Dalka Soo Maray Sidoo Kalan uu Ahaa Qabir Saxafaded.
Waxa uu Soo ahaa Goob Doon Alaha u Naxarisee Wariyihi Gaarka ahaa ee Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare iyado Mararka Qar Lag Talo Galin Jiray Arimaha Dhinca Bulshada ah ee lo Sameynayo Dadweynaha.
Marxuun Ayaa Lagu Wadaa in La Aasayo Magaalaad Muqdisho iyado ay ka qeyb Galayaan Masulin Ka Tirsan Dowalaada Faderaalka ah.

Halkaan Ka Dhageyso:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.