DAAWO XILDHIBAANO CUSUB LAGU DHAARIYEY MUQDISHU OO UU KAMID YAHAY ABWAAN CABDI SHIRE

Maanta waxaa aqalka barlaamanka soomaliyeed lagu dhaariyey xildhibaano cusub oo kamid yahay abwaan Cabdi Shire ahna hogaamiyahay kooxda qayla dhaan ayadoo lafilaayo xildhibaan Cabdi shire inuu wax wayn kusoo kordhin doono barlamaanka Somaaliyeed.

Halkaan hoose ka daawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.