War Deg Deg Ah: Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo Hada Furmay

Wararka Goor dhow Naga Soo Gaarayo Madaxtoyada Somaliya Ayaa Shegayo inuu Ka Furmay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Kas oo Mudooyinkii Danbe Kulamadisa ay Ka Soconayen Dalka.

Hada Waxaa Soconayo Qudbadaha Madax Dalka iyo Maamula Gobaledyada iyo Xubno Ka socdo Besha Calamka .

Qudbadaha Markii ay Soo Gabo Gabooban ayaa Waxa Bilabanyo Kulamo Goni Goni ah oo Dhexmarayo Madaxda.

Shirkii Ka Horeyay Shirkaan Ayaa Ka dhacay kismaayo Kaas oo Natijo La, an Ku soo Gabo Gabobay.

La soco wararka shirka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.