Daawo:Xaaf oo aan Tagi karin Cadaado ayaa ka horyimid Imitaanka wasiirka Arimaha Gudaha Somaliya

xafsade

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo dhawaan Xilka kaqaadeen Xildhibaanada Galmudug lagana Mamnuucay Imaatinka Magaalada Cadaado ilaa inta uu ka ogalaanayo in cadaado Tahay Xarunta Barlamaanka Galmudug ayaa shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Dhuusamareeb si kuul uga hadlay waftiga Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaliya Cabdi Maxamed Sabriye ku yimid Magaalada Cadaado.

Xaaf ayaa sheegay Dowladda Federaalka inay Galmudug ay Gacmaha ka xirtay isla markaana Wufuud ay maalin walba u soo dirto deegaanada Galmudug kuwaasina ay Galmudug daaqada kasoo galaan dhaqaalihii dowlada Somaliyana waa naga jartay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.