Bulshada Degmada Balanbal oo Baaq nabdeed kasoo saartay Dagalada Kasocda Galgaduud iyo Hiiraan

balabal

Anagoo ah dhammaan bulshada kala duwan ee ku nool Degmada Balanballe ee waqooyiga Gobolka Galgaduud Waxaan ka soo horjeednaa gabi ahaanba dagaalada ka socda gayiga soomaaliyeed ee u dhexeeya dadka walaalaha ah ee soomaaliyeed runtii waa wax laga xumaado inaan maanta dib uugu laabano mugdigii aan ka soo baxnay.

Waxaan baaq u diraynaa walaalaha islaynaya inay joojiyaan dagaalka Sidoo kale waxaan baaq u diraynaa dowlada soomaaliyo iyo shacabka soomaaliyeedba inay kala dhexgalaan walaalaha islaynaya colaadana la damiyo
Soomaaliyo Hanoolaato
Nabad iyo nolal

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.