Maxaad Kala Socotaa Dagaalo Maalmahaan Ka Soconaayey Deegaanka Baar’sanguuni ee Jubada Hoose

Ciidamada Xooga Dalka qaybta 43Aad ayaa dib ugu Laabtay Baarsanguuni oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku dagaalamayeen Alshabab iyo kuwa dowlada Soomaliya halkaas oo Ciidamada xalay Ciidamada kasoo baxeen Saakana dib ugu noqdeen lana wareegeen Baar sanguuni sida uu sheegayo Taliyaha Ciidanka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.