Daawo:Idaacad Afka maamulka koonfur galbeed ku hadasha ayaa laga Hirgalinayaa Degmada Baardheere ee gobolak Gedo

isgaarsin

Wasiirka warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed xasan cabdi Maxamed oo waheliyaan waasiirka Warfaafinta jubbaland Cabdi Nuur Cali Aadan iyo Injineero dhisaaya Idaacada ku hadasha Codka Maamulka Koonfurgalbeed ayaa magaalada Baardheere ee gobolka Gedo soo gaaray waxayna booqdeen goobtii laga hirgalin lahaa idaacada Codka maamulka koonfurgalbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.