Daawo:Khayre ayaa sheegay inay Ceeb latahay inuu Muqdisho kunoqdo asagoo soo Booqan qaxootiga Soomaliya ee kusugan Jabuuti

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa booqasho ku tagay degmadda Cali-cadde oo ka tirsan goblaka Cai Sabiix ee dalka Jabuuti, halkaas oo ay ku nool yihiin shacab Soomaaliyeed oo in ka badan 27-sanno Qaxooti ku ah deegaanka.

Ra’iisul Wasaare Xasan cali Khayre mar uu la hadlaayey qaxootiga Soomaliyeed ee kusugan Jabuuti ayaa sheegay inay Ceeb latahay inuu Muqdisho kunoqdo asagoo soo Booqan qaxootiga Soomaliya ee kusugan Jabuuti waxaanu hadalkiisa ku dauaray inuu Raysawsaare u yahay Ummada Soomaliyeed meelay joogta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.