
Cali Mahdi Qirtay Inuu dhacay Xoolo Dadwayne
Madaxwaynhihii hore Cali Mahdi ayaa waxuu ka warbixiyey Dagaalkii isaga iyo caydiid dhexmaray, Xoolo dad wayne oo uu dhacay iyo Sidii ay kusoo gashay Hantida […]
Madaxwaynhihii hore Cali Mahdi ayaa waxuu ka warbixiyey Dagaalkii isaga iyo caydiid dhexmaray, Xoolo dad wayne oo uu dhacay iyo Sidii ay kusoo gashay Hantida […]
Waxaan maqli jirey aakhiro samaanka wax kasta sidii ay ahaayeen lidkeeda bay isku bedelaan sida maalintii oo saacad noqota iyo sanadkii oo maalin noqda,sidoo kale […]
Sheekh Maxamed Idiris, oo kamid ah culimada waa weyn ee Soomaaliyeed ayaa eedeeyn kulul u jeediyay Dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa kulan la qaatay saraakiisha […]
Gudoomiyaha barlamaanka Hirshabelle Cismaan bare maxamed oo shalay gaaray Magaalada Jowhar ayaa sheegay in ay dhamaatay muddo xileedka Hay’adaha Maamul gobaleedka Hirshabelle Islamarkaana la aadayo […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii Kumeel-gaarka ahayd Marxuum […]
Madaxweynaha Dalka Senegal Macky Sall ayaa waraaqihiisa aqoonsiga Safiirnimo ka Guddoomay Safiirka Dowladda Soomaaliya u soo magacaawday Dalka Senegal Danjire. Maxamed Xuseen Awliyo. Danjire Maxamed […]
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta kumeel gaarka uah Dowlada Koonfur Galbeed kulan kula qaatay Gudoomiyaha […]
Ku-Simaha Madaxweynaha Maamulka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaaladda Muqdisho halkaasi oo uu […]
Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka qayb galay Daahfur loo sameeyay Ceel matoor laga hirgaliyay Deegaanka Hul-kujir oo isku tashi bulsho […]
Suldaan Cabdiqani Suldaan Xasan Suldaan Cali baalle Suldaanka beelaha reer Biciidyahan ayaa waxaa lugu soo dhaweeyey dagmada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud. Suldaan Cabdiqani suldaan xasan […]
Kadib markii 24kii saac ee u danbeeyay uu Ayax guuraya ku dul dagay dhul beereed ku yaala duleedka Bari ee magaalada Gaalkacyo gaar ahaan deegaanka […]
Shirkan oo ku qabsoomay habka internetka ee muuqaal araga ah ayaa waxa furay madaxweynaha dalka turkiga mudane rajab tayip erdogan iyada oo sidoo kale ay […]
Dhaqaatiirta Deegaanka Soomaalida ayaa waxay shaaciyeen Sababta uu u geeriyooday DR Cali Khaliif Galayr oo shalay JigJiga ku geeriyooday. Dhaqaatiirta Deegaanka Soomalida ayaa marka hore […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ugu horeyn Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes