Dhageyso:Shiiq Maxamed Idiris oo ku Baaqay in Ladilo Fahad Yaasin

shiiqidiris

Sheekh Maxamed Idiris, oo kamid ah culimada waa weyn ee Soomaaliyeed ayaa eedeeyn kulul u jeediyay Dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, isagoona sheegay in la dilo Taliyaha Nabadsugida Soomaaliya Fahad yasiin.

Sheekh Maxamed Idiris ayaa eedeyn wayn usoo Jeediyey Taliyaha Nabadsugida Fahad Yasiin waxuuna ka hadlay sida uu ula Dhaqmay Rai’salwsaaraha iyo Qaar kamida wasiirada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.