Sawiro:Karaash iyo wafti uu hogaaminaaya oo udhoofay Muqdisho

karaash

Ku-Simaha Madaxweynaha Maamulka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaaladda Muqdisho halkaasi oo uu kaga qeybgalayo Aaska Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galayr.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.