Gudoomiyaha barlamaanka oo sheegay in ay dhamaatay muddo xileedka Madaxda hirshabeele

cismaan

Gudoomiyaha barlamaanka Hirshabelle Cismaan bare maxamed oo shalay gaaray Magaalada Jowhar ayaa sheegay in ay dhamaatay muddo xileedka Hay’adaha Maamul gobaleedka Hirshabelle Islamarkaana la aadayo doorasho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.