Daawo: Nimankii isku qarxiyey Garoon Diyaradha Istanbul ee Turkiga
Garoonka Diyaaradaha magaalada Istanbul ee turkiga ayaa waxaa soo wareeray labo nin oo ku hubaysan bombooyin, labada nin ayaa waxay xabad ku fureen oo dileen […]
Innaa lilaahi wa Innaa ileyhi raajicuun C/Risaaq Xasan Cali Canood OO Lagu dilay Wasaarad
Innaa lilaahi wa Innaa ileyhi raajicuun.C/Risaaq Xasan Cali Shire (Gulaafe) Waxaa lagu dilay Magaalada Muqdisho gudaha Wasarada Gadiidka dhexdeda oo uu Qasnaji lacag haye ka […]
Madaxweynaha oo ka qeybgalay tukashada salaadda Janaasada ee Marxuum Burci Masawiro
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee Marxuum Xildhibaan Burci Maxamed Xamza oo dhowaan ku shahiiday weerarkii waxashnimada ahaa […]
Xasan Shiiq afur u sameeyay danjirayaasha wadamada muslimka ah Sawirro
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada afur ugu sameeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania, Mudane Isselkou Ould Ahmed Izid […]
Balanbal:Deeq Raashina oo Loo Qaybiyey qaar kamida Shacabka Degmada Balanbal
Degmada balanbal ee Gobolka Gaduud ayaa waxaa lasoo gaarsiiyey deeq raashina oo katimid dalka Comaan raashinkaan ayaa waxaa loo qaybiyey dad kabadan 600 qoys kiibana […]
Ganacsade Cabdi Xoosh ashkir OO kahdlay Boobka Laguhayo Hantida Somaliya iyo Curyaan Xasan Shiiq iyo Maamul Goboleed
Ganacsade Cabdi xoosh mar uu war saxafadeed uu ku qabtey London ayaa waxuu kaga hadlay arimo badan oo kamid yihiin Boobka lagu hayo dalka Soomaliya […]