Innaa lilaahi wa Innaa ileyhi raajicuun C/Risaaq Xasan Cali Canood OO Lagu dilay Wasaarad

Innaa lilaahi wa Innaa ileyhi raajicuun.C/Risaaq Xasan Cali Shire (Gulaafe) Waxaa lagu dilay Magaalada Muqdisho gudaha Wasarada Gadiidka dhexdeda oo uu Qasnaji lacag haye ka ahaa waxaana dilay nin ilaalada wasaarada Gadiidka ah oo boolis ah .

Wararka ayaa sheegayana in dilkiisa ay kadambeeyen qaar kamida Madaxda Wasarada, ninkii dilka ayaa meeesha kacararay qaar kamida ilaaladana waa lahayaa arintaan baan ku cusbaeen Muqdisho taliyihii hore ee Nabasugida Tuuryare ayaa sheegey in dadka dilka geysta aysan al-shabab kaliya ahayn ee jiraan kuwo dadka kursi kudilaaya iyo kuwo hunguri iyi siyaasad ku dilaaya, Ilaahay.

ilaahay waxaan uga baryeynaa in janadii geeyeo ehelkii uu katageyna Samir iyo iimaan kasiiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.