Ganacsade Cabdi Xoosh ashkir OO kahdlay Boobka Laguhayo Hantida Somaliya iyo Curyaan Xasan Shiiq iyo Maamul Goboleed

Ganacsade Cabdi xoosh mar uu war saxafadeed uu ku qabtey London ayaa waxuu kaga hadlay arimo badan oo kamid yihiin Boobka lagu hayo dalka Soomaliya iyadoo loo adeegsanayo dad aan waxba garanayn oo kamid yahay Xasan shiiq iyo Maamul goboleedyada, War saxaafadeed kaan ayaa taabanaayey meelo badan oo kamid tahay Turkiga oo boobaya Hantidii qaran soomaaliyeed sida Dekada,garoon,Isbitaalka iyakoo dhahay soomaaliyaan wax uqabanaynaa sidaa lasocotaan laamigii Turkiga dhisay Roobabkii baa qaaday.

Waxaa kaloo Cabdi xoosh kahadlay Bootstadii iyo sigaarsiinta oo boobeen niman uu xasan shiiq u dhiibtey qaarkoodna joogaan jabuuti, Dalka Soomaliya ayaa noqday meel beesha caalamku usoo iib tagto iyadoo latex galinayn shacabka iyo Umada soomaaliyeed, madaxtooyada Soomaliya ayaa noqotay meel safarado iska Dagan yihiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.