


In ka badan 10 Askari oo lagu Dilay Weerarkii Degmada Afgooye ee Gobolka Sh.Hoose
Weerarkii ka dhacay Degmada Afgooye ayaa ku bilaawday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kaasi oo lagu dhuftay albaabka hore ee Saldhiga Booliska, waxaana sida […]



Dhageyso:Warbixin kusaabsan diidmada lacagta shanta boqol oo kabilaabatay shalay gobalada dhaxe wariye Mahad Xasan diini
Listen to “warbixin kusaabsan diidmada lacagta shanta boqol oo kabilaabatay shalay gobalada dhaxe” on Spreaker.

Dhageyso:Xaalado abni daro oo ka taagan Dagmooyinka Dhoobley iyo Afmadow
Waxaa xaalada abni daro ah ay ka taagan tahay magaalooyinka dhoobley iyo afmadow ee maamulka jubaland ,waxaana dad deegaanka ay ka cabanayaan dhibaatooyin xoogan oo […]




Ururada Haweenka Jubaland oo ka digay in la musuq maasuqa saanada haweenka ay ku lee yihiin gudaha jubaland “dhageyso”
Dalalada Ururada Haweenka maamulka jubaland ay ug baqeen in aan lays dama marin hanaanka doorashada ee ka jirta gudaha maamulka jubaland islamarkaana si cadaalad ah […]

Daawo:Senator Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex oo sheegay qarankii soomaliyeed inuu God kusiisocdo
Mudane Cabdiwaaxid Cilmi Cumar (Goonjeex) oo ka mid ahaa Raysal wasaarayaashii Soomaray dalka Soomaliya hadana loo doortey aqalka Sarre ayaa sheegay in qaranimadii Soomaliya at […]



Doorashada madaxweynaha Hirshabeelle oo laga dhawaaqay Jawhar
Gudoonka Baarlamanka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada madaxwynaha Hirshabeelle oo uu ku guuleystay Cali Cabdulaahi Cosoble oo helay 61 cod halka musharaxi la tartamayay […]
