Doorashada madaxweynaha Hirshabeelle oo laga dhawaaqay Jawhar

Gudoonka Baarlamanka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada madaxwynaha Hirshabeelle oo uu ku guuleystay Cali Cabdulaahi Cosoble oo helay 61 cod halka musharaxi la tartamayay uu helay 36.gudoomiyaha Baarlamanka Hirshabeelle ayaa sheegay in tirada xildhabaanada Hirshabeelle ay tahay 117 balse ay fadhiga soo xaadireen 98 xildhibaan wuxuuna tilmaamay in hal cod uu xumaaday isagoo xusay in 61 ay u codeeyeen Cali Cabdulaahi Cosoble sidaasina uu ku noqday madaxweynaha Hirshabeelle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.