Ururada Haweenka Jubaland oo ka digay in la musuq maasuqa saanada haweenka ay ku lee yihiin gudaha jubaland “dhageyso”

Dalalada Ururada Haweenka maamulka jubaland ay ug baqeen in aan lays dama marin hanaanka doorashada ee ka jirta gudaha maamulka jubaland islamarkaana si cadaalad ah wax loo qaybiyo lana xaq dhowro koontada ay lee yihiin gabdhaha jubaland.
Kulamo sacadihii la soo dhaafay ay ku yeesheen gudaha jubaland ururada haweenka ay kaga hadleen rajada haweenka ee ku aadan qaabka wax loo maamusaya ,waxaana ay rajo wanaagsan ay ka muujiyeen qaabka ay wax ku socdaan ,iyagoo sheegay in ay u muuqato in haweenka ay helayaan qoondadooda ay ku lee yihiin labada aqal ,midka sare iyo midka hoose Faaduma SHeekh Daahir Cali [faaduma nuura] gudoomiyaha ururka haweenka ee gobalka gedo ee maamulka jubaland oo kulamada kadib la hashay warbaahinta ayaa ugu baaqday gudiga doorasha jubaland in ay fiiro gooni ah u yeeshaan qoondada haweenka islamarkaana ay iska ilaaliyaan in lagu xad gudbo saamiga ay haweenka lee yihiin.
hoos ka dhageyso wareysiga faaduma shekh daahir cali ciye
Listen to “Dhageyso Faadumo shiiq daahir cige” on Spreaker.

hadalka ka soo yeeray haweenka jubaland ayaa ku soo beegmaya xilli dhawaan dib loo soo celiyay liiskii aqalka sare ee uu gudbiyay maamulka jubaland kasoo lagu dhaliilay in gabi ahaanba meesha ay ka maqnayd tiradii loogu tira galay ee qoondada haweenka islamaamul gobaleedka jubaland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.