Wararka Maanta
Qaramada Midoobay oo lacag ugu deeqday dowladda Soomaaliya
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa deeq lacag ah loogu deeqay dowladda Soomaaliya. Lacagtaan oo […]
Caabudwaaq:Caawi Majidka Degmada Caabudwaaq Dhismihiisa
Culumaa’udiinka Magaalada Caabudwaaq ayaa Muslimiinta ugu baaqay in ay ka qayb qaataan Dhismaha Masaajidka Alraxma ee Magaalada Caabudwaaq oo ubaahan dayactir masjidkaan ayaa meel mahiim […]
Degdeg : Shariif Sakiin oo helay Saamigi Raxanweyn ee Gabdhihii sucuudiga Loowaday
dawlada Soomaliya ayaa heshiis lagashey in loo dhoofiyo wadan Sacuudiga Carabiya Gabdho badan kuwaas oo kazoo shaqeynaya Sacuudiga, Maamulka Koonfur galabeed ayaa helay intuu qoondada […]
Qoysas danyar ah oo Raashin Gargaar ah Loogu Qeybiyay
Boqol qoys oo danyar ah kuna nool degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa loo qeybiyay raashin gargaar ah oo ay soo dhiibeen dad muxsiniin ah […]
Cabdi Xoosh Muxuu Ka Yiri Faanaantii soomaliyeed Ee Dadka Isku diri jirey Xagee Aadeen
Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir ayaa maruu kahadlaayey fanaantii,gabayaaga,iyo Mutacalimiinta Soomaliyeed yiri aawey kuwii dad Amani jirey, wanaaga iyo guubaabada sheegi jirey marna dadk isku diri […]