Qoysas danyar ah oo Raashin Gargaar ah Loogu Qeybiyay

Boqol qoys oo danyar ah kuna nool degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa loo qeybiyay raashin gargaar ah oo ay soo dhiibeen dad muxsiniin ah oo ku nool waqooyiga Ameerika, kuwaasoo ku midoobay hey’adda Somali Relief.
qoysas

qoysas1

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.