Degdeg : Shariif Sakiin oo helay Saamigi Raxanweyn ee Gabdhihii sucuudiga Loowaday

dawlada Soomaliya ayaa heshiis lagashey in loo dhoofiyo wadan Sacuudiga Carabiya Gabdho badan kuwaas oo kazoo shaqeynaya Sacuudiga, Maamulka Koonfur galabeed ayaa helay intuu qoondada ulahaa taasoo hada gabdhah kunool ee doonaya inay sacuudiga Shaqo kadoontaan ay isdiiwaan galiyaan.

Sida la ogayahay gandho badan oo soomaliya ayaa jirdil iyo Kufsi iyo dhimasho loogu gaystey dalka Sacuudiga waxaase la ogayn gabdhaan hada ladiraayo waxay kabadalan yihiin kuwii kudhamaadey Sacuudiga.

sakiin

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.