Caabudwaaq:Caawi Majidka Degmada Caabudwaaq Dhismihiisa

Culumaa’udiinka Magaalada Caabudwaaq ayaa Muslimiinta ugu baaqay in ay ka qayb qaataan Dhismaha Masaajidka Alraxma ee Magaalada Caabudwaaq oo ubaahan dayactir masjidkaan ayaa meel mahiim amaraya dhismihiisa waxaa laga codsanayaa walaalaha muslimiinta inay qayb wayn kaqaataan dhismaha masjidka, Walaal Xoolahaaga ku soo Ajarso dhismaha Masjidka Si aad u liibaanto
Aduun iyo Aaqiro .
Kala xariir
Account: Dahabshiil BWYD001424
Tel:00252615863637 Shiiq Daa’uud Xirsi Siyaad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.