Daawo:Dowlada soomaliya oo sheegtay inaysan shaqo kulahayn shirka Batroolka
Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa sheegtay inaysan waxba kala socon shirka magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya uu ku qabanayo ururka Caalamiga ah ee International Research Networks. […]