Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

English News

Immigrants must improve English in two-and-a-half years or face deportation, says David Cameron

20th January 2016 admin 0

Immigrants will have to demonstrate how they have improved their English after two-and-a-half years or face being deported, David Cameron has said. The Prime Minister […]

hargaysa

Magaalada Hargeysa oo laga musaafurinaayo Ajaanibtii ugu badneys iyo Sababta ka danbeysay oo la sheegay

20th January 2016 admin 0

Maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa iyo deegaanada ku xiran ka musaafurineyso inkabadan 300 ruux kuwaasi oo la sheegay inay yihiin ajaanib. Taliyaha laanta socdaalka Somaliland […]

Dufcadii 11-aad oo maanta ka qalin jebisay Jaamacadda SIMAD (Daawo Sawirada)

20th January 2016 admin 0

Dufcadii 11aad ayaa maanta ka qalin jabisay jaamacadda SIMAD, ayadoo xafladda loo sameeyay ardaydan ay ka qeyb galeen masuuliyiinta ugu sarreysa jaamacadda, waalidiin, wakiilo ka […]

dastuurka

MAQAL: Dastuurka Soomaaliya oo Qorshe Cusub lala Damacsan Yahay

20th January 2016 admin 0

Dastuurka Soomaaliya ayaa waxa uu weli yahay mid aan la Khalad sixin oo qabyo qoraalkiisu weli yahay mid aan mudneyn in sidaan lagu soo bandhigo. […]

MAQAL: Maamulka Buula burde oo Saluugay Saami qeybsiga Shirka Jowhar

20th January 2016 admin 0

Saluug badan ayaa ka jira Beelaha Kasoo jeeda Gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dehxe waxaana lasoo warinayaa in Xaaladu ay tahay mid lasii kala fogaanayo hadii […]

FIFA oo xilka ka qaaday xoghayihii xiriirka kubada cagta Jerome Valcke

20th January 2016 admin 0

FIfa ayaa ku dhawaaqday in xoghayihii xiriirka kubada cagta Jerome Valcke ay xilka ka qaadeen. Horay Fifa ayaa sagaal bilood uga ganaaxday howlaha kubada cagta […]

Dowlada Soomaaliya Oo 50 Milyan Oo Dollar Loogu Abaal-Mariyay Jarista Xiriirka Iran.

20th January 2016 admin 0

Wararka laga helayo xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya inay deeq gaareysa 50 Milyan doolar malaayiin doolar ah ka heshay Boqortooyada Sacuudiga kadib go’aankii ay xiriirka […]

aadan

DAAWO: Xil. Aadan Barre Oo Si Carro Leh Ku Amray In Talaabo La Qaado 48-Saac Gudahood “SABAB”

20th January 2016 admin 0

Hogaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa si caro leh uga hadlay weerarka Alshabaab ku qaadeen shalay xerada ciidamada Kenya ee AMISOM ka tirsan […]

David Cameron oo ku khasbaya Haweenka Muslimka inay bartaan Luuqada Ingiriiska!

20th January 2016 admin 0

Maqaal maanta oo Isniin ah lagu daabacay Jariirada The Times ayuu Raysalwasaaraha UK David Cameron uga hadlay qorshe cusub oo ay xukuumadiisa soo wado, kaasi […]

WAR CUSUB: Dalka Jarmalka oo Ciidan iyo Taankiyo usoo diraya

20th January 2016 admin 0

Wasiirka Gaanshaadhiga wadanka Jarmalka ayaa sheegtay in dowladeedu ay ka fikirayso in ciidamo milatry ay u dirto wadankaasi Libya ee fowdadu ay ka taagantahay. Ursula […]

Uhuru Kenyatta:‘’Shacabka Kenya ha u diyaar garoobaan dagaal ka dhan ah al-Shabaab’’

20th January 2016 admin 0

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa mar labaad ka hadley weerarkii jimcihi lagu qaadey Ciidamada Kenya fariisinka ku lahaa tuulada Ceel Cadde ee gobolka Gedo. […]

beesha

Beesha Caalamka Oo Hogaamiyaasha Soomaalida U Qabtay Waqti Ay Uga Heshiiyaan Qaabka Doorashada

20th January 2016 admin 0

Beesha caalamka ayaa sheegtay inay ka fileyso hoggaamiyayaasha Soomaaliya inay si deg deg ah ugu soo gudbiyaan go’aan ku saabsan hab doorasho oo la isku […]

Axmed Madoobe & Gaas oo Fashilkii shirka kadib shir khaas ah wada qaatay

20th January 2016 admin 0

Warar hoose oo aan ka heleyno magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in kulan qaatay Seddex saac ay aqalka Jubbaland ku yeesheen Madaxweynayaasha Jubba iyo Puntland. Kulanka […]

Qaar kamid ah Beelaha ka qeyb galaya Shirka Jowhar oo ka baxay Shirkaasi

20th January 2016 admin 0

Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe oo uu ka soconayo Shirka Maamulka loogu sameynayo Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya […]

USA: Maraykanka oo weli baadi-goobaya Askar saarneyd labo diyaaradood oo kusoo dhacay Hawaii

20th January 2016 admin 0

Diyaaradahan uu lahaa militariga Maraykanka ayaa la rumeysan inay isku dhaceen, shilkaasi oo dhacay Khamiistii lasoo dhaafay ayaan la ogeyn waxa sababay, waxaana maalmihii lasoo […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes