Articles by admin
Daawo:Madaxwayne Gaas oo ka Tacsiyeeyey Geerida Ugaas Ciise, Waftina Udirayo Aaska Ugaaska Caabudwaaq
Madaxwyanah Maamul goboleedka Puntland Cabdiwali Gaas ayaa mar uu kasoo noqday safer uu ku tagey jabuuti sheegay inuu tacsi udiraayo shacabka soomaliyeed iyo ehelkii kageeriyooday […]
Barlamaanka Galgaduud Sarre oo Madaxwyane Ku Doortey Caabudwaaq Video+Masawiro
Barlamaanka Galgaduud Sarre oo shirar ayaa Madaxwyane iyo kuxigeen Ku Doortey degmada Caabudwaaq ee gobolka galagduud waxaana gudoomiye loo doortey Xasan Maxamed saciid samater kuxigeena […]
Daawo:Qaraxii saaka kooxaha al-shabab ku Qaadeen xarunta taliska ciidanka taraafikada
Qarax maanta ka dhacay xarunta taliska ciidanka taraafikada muqdisho ayaa waxaa ku dhinta labo kamida kuwii soo weeraray iyo 3 askari oo taarafikada ah iyo […]
Jaaliyada Beesha Sade Mareexaan London OO ka Tacsiyeysey Geeridii Ugaas Ciise Ugaas Cabduule Ugaas CaliXaabuun
Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee london dhammaanteed iyo odyaasha Beesha sade ee hoos qoran waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee […]
Daawo: Furitaankii Masaajidka Ferhad Pasha OO ah Mid ladhisay qarnigii 16aad Bosnia
Masjidka Ferhad Pasha oo mid ladhisey qarnigii 16aad ayna dhistey boqortooyadii Cusmaaniyeenta ayaa dib loo furey kadib bur burkii kuyimid dagaalkii ka badhacay Bosnia muslimiinta […]
Daawo:Mama Orphan School Waa Dugsi Lacag La’aan Ah Oo Laga Furay Degmada Caabudwaaq
Waxaa degmada Caabudwaaq laga furay Dusiga hoose dhexe Mama orphan oo ilmaha agoonta lacag la’aan ku dhiganayaan waxaana fuliyey Qurbajoogta deegaankaan kasoo jeeda aas aaskisana […]