Articles by admin
Dagaal uu ku dhaawacmay Korneyl aadan Koronto oo ka dhacay Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo.
Dagaal culus oo saacado badan socday ayaa xalay degmada ceelwaaq ee gobolka gedo wuxuu ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo alshabaab oo soo weeraray. Dagaalyahanno […]
Daawo: Madaxwaynaha Galgaduud Sarre oo Ku Dhawaaqey Wasiiradiisa Caabudwaaq
Madaxwayanah Galgaduud Sarre Xasan Maxamed saciid (Gacaliye) markuu latashtey waxgaradka iyo siyaasinta ayuu kaga dhawaaqey Wasiiradiisa xarunta Galgaduud sarre ee Caabudwaaq shacabka Galgaduud sarre ayaa […]
Ciidan Halbeel kasoo jeeda oo Toobabar loogu soo Xirey Kismaayo
Waxaa magaalada Kismaayo tobaber loogu soo xirey ciidan halbeel ah laguna sheegay inay yihiin boliiska Jubbaland waana wax layaab noqday maxaa udiiday in ciidankaan shacabka […]
Raali Galin ay Gedotimes Kabixinayso Mahadka Caabudwaaq
Maamulka Gedotimes waxay raali galin ka bixinaysaa qoraalkii aan ka qorney Macadka Caabudwaaq iyadoo la ogeysiin Amaan organisation iyo Pro: Sh Abdirisaaq Warsame Maxamuud wixii […]
Gacan ku Dhiiglihii dadka Kulaayey Caabudwaaq oo Eheladiisu soo qabatay
Ninkii ku dilay Sadexda qof degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa eheladii uu ka dhashey oo saacado badan ku daba joogey ayaa gacanta kusoo dhigay […]
Baaq: Mahadka Caabudwaaq oo Dhamaad Maraya Una Baahan in Gacan Laga Geysto
Waxaa Degmada Caabudwaaq dhamaad maraya Mahadkii uu hayey Prof Sh Abdirisaaq Warsame Maxamuud oo lagu baranaayo Culuunta Diinta iyo maadiga. dhismaha Macadkaan waxaa qayb wayn […]
Sadex Qof oo Dil loogu Gaystey Caabudwaaq
Allaha unaxariistee waxaa degmada Caabudwaaq gacan ka xaq daran ku dishey sadex qof Xasan Haraa,Cumar Saleebaan Ashkir iyo nin kale. Gacan ku dhiiglihii ayaa meesha […]
Daawo: Maamulka Kismaayo oo Jirdil Ugesytey Gabdho Sade Mareexaan Hantidoodiina Boobey
Waxay ahayd dhawaan markii kismaayo heshiis ku dhexmarey Axmed madoobe iyo beel kamida Beelaha daga Jubbaland. Laakiin heshiiskaas majoojin dhibkii lagu hayey beesha Sade Mareexaan […]