Articles by admin
Daawo Sawirada Shabaab oo soo bandhigay Askari ka tirsan Ciidanka Kenya
Al-Shabaab ayaa soo bandhigay askari ka tirsan ciidanka difaaca dalka Kenya oo ay ku qabteen dagaalkii ka dhacay deegaanka Ceelcade ee gobolka Gedo,David Ngugi Wataari, […]
DEGEG: Qarax Qasaare uu ka dhashay oo ka dhacay Magaalada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo.
Qarax qasaare geystay,ayaa.gordhaweyd kadhacay magaalada Garbaharay ee Xarunta.Gobolka Gedo, Qaraxa oo ahaa miino lagu aasay xarun,ganacsi,oo,Degmadaasi ku,taala, iyadoo at qaraxani ku dhaawacmeen afar qofood oo […]
Baaq ay dirayaan haweenka Jubbaland oo ku socda dilalaka Caabudwaaq “Video+Masawiro”
Waxaa isi soo taraya baaqyada loo diraya dadka isku laayey Caabudwaaq kuwaas oo ka imaanaya qaybaha kala duwan ee bulshada, Qaar ka mid ah ururada […]
Iskuulka Tayo ee Kismaayo oo taakulayn ubaahnay fadlan kaqayb qaado
Sida at sheegeen maamulka dugsiga agoonta ee tayo primary school ee wax lagu baro caruurta agoonta ah kana kooban 320 ardey ,Tirade macalimiinta wax barto […]
DEGDEG: Maamulka Degmada Baledxaawo oo albaabada isugu dhuftay Idaacadda Bayaan ee Degmadaasi.
Maamulka Degmada Baledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa hawada.ka saaray Idaacadda Bayaan ee Degmadaasi ka.hawlgasha, Amar kasoo baxay Maamulka Degmada ayaa idaacadda ayaa.hawada looga saaray,maamulkana ma […]