Iskuulka Tayo ee Kismaayo oo taakulayn ubaahnay fadlan kaqayb qaado

Sida at sheegeen maamulka dugsiga agoonta ee tayo primary school ee wax lagu baro caruurta agoonta ah kana kooban 320 ardey ,Tirade macalimiinta wax barto ardeyda waa 12 macalin ,muddo sanad iyo bar ah ma helin wax mushaar ah waxayna kushaqeyaan iskaa wax uqabso.
Waxaa laga codsanayaa qurba joogta iyo inta wanaga jecel ba inay qayb wayn kaqaataan baahida dugsiga ay wax ka qabtaan baahida deg deg ah ee wakhti xaadirkaan ka taagan oo ah kuwaan hoos ku qoran:
1- Boos in loo dhiso .
2- Gunada macalimiinta .
3- Kuraas iyo miisas
Ardeyda aan wax barno dhammaantoo waxa aan siinaa waxbarasho lacag la.aan ah oo (free) ah Waan fileynaa in aan naga caawin doontiin baahida aan kor kusoo xusney .
Mahadsinidiin ……………
Fadlan kala soo xariiri Tayo Pro. Maxamed cabdullaahi xasan .
Phone no : +252615265877
MAAMULE KU XIGEENKA DUGSIGA HOOSE DHEXE EE TAYO Dr. Axmed xasan xarbi
Phone no : +252615581524
Email : tayoprimaryschool2016@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.