DEGDEG: Maamulka Degmada Baledxaawo oo albaabada isugu dhuftay Idaacadda Bayaan ee Degmadaasi.

Maamulka Degmada Baledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa hawada.ka saaray Idaacadda Bayaan ee Degmadaasi ka.hawlgasha, Amar kasoo baxay Maamulka Degmada ayaa idaacadda ayaa.hawada looga saaray,maamulkana ma aysan faafaahin sababta Idaacadda.ay u xireen.

Warfidiyeeno ka.hawlgala Idaacadaasi ayaa Gedo Times u,xaqiijiyay xirnaanshiyaha.Idaacadda lamana.oga goorta ay,hawada dib ugu soo,laaban doonto,Caburinta Saxaafadda iyo xiritaanka Xarumaha Warbaahineed ayaa aad loogu yaqaanaa Gobolada Koonfurta Soomaaliya, dhacdadanine waxay kamid tahay dhacdooyinka iyo dhibaatooyinka lagu hayo wariyayaasha.

Wixii,kusoo kordha warkan kala soco Gedo Times.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.