Baaq ay dirayaan haweenka Jubbaland oo ku socda dilalaka Caabudwaaq “Video+Masawiro”

Waxaa isi soo taraya baaqyada loo diraya dadka isku laayey Caabudwaaq kuwaas oo ka imaanaya qaybaha kala duwan ee bulshada, Qaar ka mid ah ururada bulshada rayidka ah ee jubaland ayaa baaqyo nabadeed u direy beelo walaalo ah oo ay dagaalo ku dhexmareen degmada caabud waaq ee waqooyiga gobolka galgaduud.
Hoos kadaawo:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.