Daawo Sawirada Shabaab oo soo bandhigay Askari ka tirsan Ciidanka Kenya

Al-Shabaab ayaa soo bandhigay askari ka tirsan ciidanka difaaca dalka Kenya oo ay ku qabteen dagaalkii ka dhacay deegaanka Ceelcade ee gobolka Gedo,David Ngugi Wataari, oo ah askariga lasoo bandhigay magaciisa ayaa la sheegay in uu ka tirsanaa Guutada 120 aad ee ciidanka difaaca dalka Kenya.

Al-Shabaab ayaa dagaal culus oo ay ku dhinteen ku dhawaad 200 oo askari waxa ay ay ku qaadeen deegaanka Ceel cade 15-kii Bishii January ee sanadkii hore, Ururka Al-shabaab ayaa dhawaan waxa ay soo bandhigeen Askari u dhashay Dalka Uganda, kaas oo Maxbuus u ahaa Shabaab sanadyadii la soo dhaafay.
askariken

askenya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.