Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ahna musharax madaxwaynaha Soomaaliya oo ka wayb xiritaankii Samata bixinta Soomaaliya ayaa yiri. “Doorasho baaqatay dowlad la’aan iyo 91-dii wixii dhacay wax kasii xun ayey na dhaxalsiinaysaa
Leave a Reply