Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ujawaabay Madacwayne Xasan oo dhaliil u jeediyey siyaasiyiinta Kismaayo aaday ayaa yiri “”Madaxweynoow waxaad adiga ka cabaneysay shaleey ayaan ka cabaneynaa maanta, waxii shalay Kismaayo ku keenay ayaa na keenay talada kaligaa kaama go’do dhuulka dhig hadii kale dalkaan meel halis baad u wadaa”.
Leave a Reply