Daawo:Sheekh Shariif oo Xasan Sheekh ku Edeeyey inuu Dalka Burbur u Horseedaayo

shariif

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Magaalada Kismaayo uga qayb galay shirka aaya katashiga Soomaaliya.

Sheekh shariif ayaa mar uu ka hadlaayey arimaha doorashada” “Waa nasiib daro weyn in Xasan Sheekh oo dalkaan ka war qabay in uu ka shaqeeyo in balaayo dhacdo la is dilo Xasanoow dalkaan maalinba dhinac baa laga kabayay hakala firdhin”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.