Sawiro:Xasan Sheekh oo Safar aan Masuul dowladeed la socon ku Tagay Itoobiya

Xasan Sheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar hal maalin ku tagay magaalada Addis Ababa ee Jamhuuriyadda Federaalka Itoobiya, ayaa maanta kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed.

Sida ay sheegtay Villa SomaMadaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya, kor u qaadista iskaashiga dhinacyada amniga, siyaasadda iyo arrimaha gobolka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Safarkaan uu Itoobiya ku Tagay majira wax masuula oo kasocda dowlada oo Safarkiisa ku waheliyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.