Daawo:Taliyihii Boliidka Soomaaliya oo Ka Hadlay Dhulkii Laga Saarayey qoysaska Boliiska

Diyaano

TaliyahaTaliyaha Ciidanka Booliska, Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Maanta dhagax dhigay xaruntii qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir, sidoo kale waxuu baaq u dirayaa dadkii laga saaray halkaan.

Taliyaha Boliiska ayaa yiri “Dhulkii Dab-damiska,Hebal baa la siiyey,Ganacsi iyo dad baa qaatay waa waxba kama jiraan,Wax qaranka wax u taraya ayaa laga dhisayaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.