TaliyahaTaliyaha Ciidanka Booliska, Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Maanta dhagax dhigay xaruntii qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir, sidoo kale waxuu baaq u dirayaa dadkii laga saaray halkaan.
Taliyaha Boliiska ayaa yiri “Dhulkii Dab-damiska,Hebal baa la siiyey,Ganacsi iyo dad baa qaatay waa waxba kama jiraan,Wax qaranka wax u taraya ayaa laga dhisayaa.
Leave a Reply