Taliye Shub oo weerar Afka ah ku qaaday xubno ka tirsan Xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh

asluub

Taliyaha Ciidanka asluubta Soomaaliyeed Sareye Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa ka warbixiyay ilaalinta Amniga iyo daryeelida maxabiista,dhismaha ispitalka Ciidanka iyo shoqooyinka la qabaty.

Taliye Shub oo weerarAfka ah ku qaaday xubno ka tirsan Xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa yiri”Madaxweynihii ayey qalqal ku furayaan oo ay leeyihiin maxaabiista AS ayaa xabsiga Dhexe kasoo fakanaya,Ciidanka Asluubta ma shaqeyaan, been ayey xafiiskii la taaganyihiin”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.