Taliyaha Ciidanka asluubta Soomaaliyeed Sareye Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa ka warbixiyay ilaalinta Amniga iyo daryeelida maxabiista,dhismaha ispitalka Ciidanka iyo shoqooyinka la qabaty.
Taliye Shub oo weerarAfka ah ku qaaday xubno ka tirsan Xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa yiri”Madaxweynihii ayey qalqal ku furayaan oo ay leeyihiin maxaabiista AS ayaa xabsiga Dhexe kasoo fakanaya,Ciidanka Asluubta ma shaqeyaan, been ayey xafiiskii la taaganyihiin”
Leave a Reply